Jowhar:-Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa maanta waxa uu si rasmi ah u shaacinayay Jadwalka 6 Kursi oo ka mid ah Kuraasta taala magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.
Hoos ka daawo Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada kursi
A/cawale
Halgan.net