Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL iyo Madaxweyne ku xigeenka DPL oo ka kulmay xal u helid arrinta Boosaaso

January 15, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta Madaxtooyadda kulan kula qaatay Madaxweyne ku xigeenka DPL Axmed Cilmi Cismaan.

Ujeedada Kulanka Guddoomiyaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka ayaa ahaa Xal u helida shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.

Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay xoojinta fulinta go’aamadii ka soo baxay shirkii Nabadeynta Saax-maygaag.

—-DHAMMAAD—

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online