Gudiga Amniga Gobolka Nugaal oo amar Adag ka soo saaray amniga caasimada Puntland ee Garowe.

January 21, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Gudiga Amniga Gobolka Nugaal Oo Ka Duulaya Habsami U Socodka Amniga Doorashada Baarlamanka Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa Sheegay In Howl Galo Lagu Xaqiijinayo Amniga Beri Laga Sameyn Doono Gudaha Caasimadda. Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa Faray Ciidamada Sugaya Amniga Caasimada inay Qabtaan Qofkii Qori wata oo aan ka mid ahayn Ciidamada ku jira shaqada.

Gudiga Amniga ayaa Bulshada Garoowe ugu Baaqay inay ay La Shaqeeyaan Laamaha Amniga Garoowe cid walba oo Lid ku ah Amniga Caasimada Lala Socod Siiyo Ciidamada Shaqaynaya si loo qabto. Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa sheegay in Gadiidka Ciidamada Ma Ahane Gaari Kale Oo Ciidan in aan lagu dhex arki karin Gudaha Caasimada.

Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa Bulshada ka Codsaday inay La Shaqeyaan Laamaha Amniga si loo wada Ilaaliyo Nabad Gelyada Caasimadda
—DHAMAAD—

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online