Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Idiris Ahmed Xafidahulaah (Daawo

January 6, 2022 - Written by Editor

Nairobi: Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay maanta dowrka culumada ay ka qaadan karaan dhibaatada dalka ka taagan .

Hoos ka Daawo Khudbadii Maanta Ee Sheekh Maxamed Idirs Axmed dowrka culumada ay ka qaadan karaan dhibaatada dalka ka taagan

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.