Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]

January 12, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo Muqdisho kaga qeybgalay Shirka Wadatashiga Qaranka, ayaa galabta dib uguso laabtay Garoowe.

Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport kusoo dhoweeyay, Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Nugaal, Maamulka Degmada Garoowe, Saraakiil Madaxtooyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Garoowe.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,794 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>