Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. [Video]

January 19, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Kulanka oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame iyo xubnaha Guddiga joogtada ah ee GWDPL, waxaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Puntland ee dhinacyada Amniga, Horumarka , Doorashada Goleyaasha Deegaanka Qardho, Eyl iyo Ufeyn iyo Doorashadda Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online