Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Mr. James Swan

January 11, 2022 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan.Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga iyo horumarinta Galmudug gaar ahaanna, mashaariicda horumarineed ee hay’adaha qaramada midoobay ay ka wadaan Galmudug.

—–Dhamaad—–

Comments are closed.