Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo magacaabay guddi korjoogteeya dhaqan galka go’aamada nabadda ee deegaanka Saax-Maygaag.

January 7, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddi u magacaabay hubinta, kormeerka iyo dhaqangalka go’aanka Shirkii nabadaynta ee maanta ka qabsoomay deegaanka Hadhwanaag ee lagu go’aamiyey xabad joojin iyo kala rarista ciidan beeleedyada ku diriray deegaanka Saax-meygaag.

Guddigan ayaa kormeeraya in ciidan beeleedyada la kala geeyo Boocame iyo Birta-dheer.

1. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf. Gudoomiye

2. Shiikh Maxamuud Maxamed Xaliike. Xubin

3. Gen:- Axmed Taajir. Xubin

4. Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre. Xubin

5. Caaqil Siciid Cismaan Shanlayste. Xubin

6. Caaqil Cabdullaahi Cali Barre. Xubin

7. Maxamed Maxamuud Ciise(Awoowe). Xubin

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>