Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb

January 25, 2022 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud, iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Madaxweyne xigeenka iyo wefdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey maamulka caasimada, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo qeybaha bulshada.

—–Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online