Taliyihii hore ee Kontoroolka Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac oo lagu dilay Boosaaso
(January 26, 2022)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu dilay Suuqa Boosaaso Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Kantaroolka Magaalada Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Buryar (Gaduudane)iyadoo ay dilkaasna ay geysteen
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb
(January 25, 2022)
Dhuusamareeb:-Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqo
Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada kursi
(January 25, 2022)
Jowhar:-Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa maanta waxa uu si rasmi ah u shaacinayay Jadwalka 6 Kursi oo ka mid ah Kuraasta taala magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.Hoos ka
Guddiga Maamulka Doorashada Heer D/G Puntland oo shaaciyey 4 kursi oo lagu dooranayo Garoowe
(January 24, 2022)
Garoowe:-Guddiga Maamulka Doorashada Heer D/G Puntland ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos ku xusan. [ngg src="galleries" ids="3957" displa
Madaxweynaha Somali State oo ka hadlay Go’aanka ay gaareen Golaha Wasiirada DFS
(January 23, 2022)
Jigjiga:-Madaxweynaha Somali State Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo dhaweeyey, go’aankii golaha wasiirrada ee DFS ay maanta ururka ONLF uga saareen liiska argagixisada kuna cabaareeyeen dhiibistii Qa
Madaxweynaha Jubaland oo soo dhaweeyey Go,aanka golaha Wasiirada Ee DFS
(January 23, 2022)
Kismaayo:-Waxaan soo dhawaynayaa go’aanka wanaagsan ee ay maanta Xukuumada Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay hore DFS ugu aqoonsatay ururka ONLF inu
Golaha Wasiirada DFS oo ka laabatay go’aankii ONLF iyo dhiibistii Qalbi Dhagax
(January 23, 2022)
Muqdiasho:-Kadib markuu ogaaday in Dastuurka Ku Meel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobkiisa 36aad uu mamnuucayo in qof loo dhiibo dal kale haddii aanu jirin heshiis si cad u fasa
Gudiga xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban oo Warsaxaafadeed soo saaray
(January 22, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ayaa maanta waxaa uu warsaxaafadeed ka soo saaray sida ay uga go’an tahay hubinta iyo xaqiijinta Odayaasha xulaya ergada, hubinta ergada i
FARXADDA QALBIGA W/Q ABUBAKAR MOHAMMED
(January 22, 2022)
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo aad dadka caf
Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca dawladda Puntland oo tababar looga furay dugsiga Xorgoble Qardho.[Video]
(January 22, 2022)
Qardho:-Waxaa dugsiga Xorgoble tababar looga furay cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland, kuwaas oo 2dii sano ee lasoo dhaafay ka shaqaynayay Amniga gobolada Puntland, si gaar ah Gobolada Bari,

« Previous PageNext Page »