Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

January 18, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Mqdishu ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Warshadii hore ee nacnaca oo ku taal dhinaca koonfureed ee degmada Wadajir ee Muqdisho.

Wararka ay heshay idaacadda VOA ayaa sheegaya in qaraxan uu gaystay qof ismiidaamiye ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa.

Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen, 10 kalena ay ku dhaawacmeen.

Nawaaxiga uu qaraxan ka dhacay ayaa lagu soo warramayaa in hadda ka hor uu ka dhacay weerar ka mid ah kan maanta dhacay.

Ururka Al-Shabaab ayaa markiiba sheegtay mas’uuliyadda weerarka.

VOASomalia
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online