Ra’iisul Wasaaraha JSF oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta.[Video]

January 31, 2022 - Written by Editor

Dubai :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga labada dal. gaar ahaan dhinacyada ganacsiga , dhoofka xoolaha Soomaalida ee loo iib geeyo dalka Imaaraadka Carabta .

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online