Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynayaasha Gal-Mudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed

January 2, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmaya Muqdisho.

Dhammaan madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa soo gaaray Muqdisho.Kulamadan ayaa gogol xaar u ah sidii isku aragti looga noqon lahaa ajendayaasha shirka Gollaha Wadatashiga Qaran si uu shirku u noqdo mid guuleyst , waxana Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu xoogga saarayaa sidii uu shirka najixi lahaa,si doorashadu u noqoto mid hufan oo la waqtiyeeyay.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online