Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho oo galay maalinkii 3aad.[Video]

January 5, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, iyadoo maanta Goluhu la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka. Shirka oo looga dooday ajandeeyaashii la qorsheeyay ee doorashooyinka iyo amniga ayaa la isugu soo noqon doonaa berri oo Khamiis ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,541 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>