Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho oo galay maalintii 4aad.[Video]

January 6, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho ayaa galay maalintii 4aad, iyadoo madaxdu ka arrin sanayaan qodobbada ajandaha shirka oo sii socon doona inta la isla meel dhigayo dhammaan qodobbada muhiimka ah ee la xiriira doorashooyinka dalka.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,544 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>