Shirka wadatshiga Qaran oo ka socda Muqdisho Maalintii 2aad

January 4, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hogaaminayo Raisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galay maalintii labaad waxaana maanta kulanka ka qeybgalaya wakiilada Beesha Caalamka oo madaxda golaha wadatashiga waxaana diirada lagu saaray dhameystirka doorshooyinka dalka.

Shirka ayaa inta uu socday ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay Arrimo badan oo ay kamid yihiin Amniga iyo dardargalinta geeddi socodka, dooraashooyinka dalka.

Shirka wadashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay sidoo kale xubo matalaya midowga musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya kuwaas oo talooyin ku biirin doona Shirka ka socda magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online