Taliyihii hore ee Kontoroolka Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac oo lagu dilay Boosaaso

January 26, 2022 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa maanta lagu dilay Suuqa Boosaaso Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Kantaroolka Magaalada Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Buryar (Gaduudane)iyadoo ay dilkaasna ay geysteen koox ku hubaysan Bistoolado.

Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Kantaroolka Magaalada Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Buryar (Gaduudane) ayaa waxaa ka mid ahaa Taliyaasha ugu firfricoon ee ka shaqayn jiray amaanka waxaa horay ay Taliska qaybta Gobolka Bari ay gudoonsiisau Abaalmarin.

Taliyihii hore ee Kantaroolka Magaalada Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Buryar (Gaduudane)ayaa waxaa meydkiisa la geeyey  Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari

Ma jirto ilaa hadda masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Bari iyo laamaha amniga oo ka hadlay dilka Taliyihii hore ee Kantaroolka Magaalada Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Buryar (Gaduudane).

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online