Guddiga Doorashooyinka ee Puntland oo shaaciyey 16-ka kursi ee lagu dooranayo Boosaaso.
February 16, 2022 - Written by EditorBoosaaso:-GHDHF waxa ay shaacinayaa in Guddiga Maamulka Doorashooyinka D/G Puntland ay ku dhawaaqeen Jadwalaka doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran doono Magaalada BOOSAASO, waa magaalada labaad ee deegaan doorashada Dawlad Gobaleedka Puntland.
[ngg src=”galleries” ids=”3964″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

