Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay la Taliyaha amniga Qaran Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.[Masawiro]
February 20, 2022 - Written by EditorBeledweyne: – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa ku soo booqday Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna Musharax Xilibaan Golaha Shacabka.
[ngg src=”galleries” ids=”3965″ display=”basic_thumbnail”]–DHAMAAD–
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE.

.gif)

