Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday Jaamacada Bariga Afrika

February 27, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa Ardayda qalin bedelatay, Maamulka, Macalimiinta iyo waalidiinta ardayda ku bogaadiyey dedaalka wadajirka ah ee ay heerkan kusoo gaareen, waxa uu kula dardaarmay in cilmiga ay barteen si hagar la’aan ah ugu adeegaan Diintooda, bulshadooda, iyo dowladdoodaba, islamarkaana waxa uu Alle “SWC” uga baryey inuu ku anfaco cilmiga ay barteen.

Munaasabadda Qalin bedelashada Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika, waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka kala qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Jaamacadda, Waalidiinta Ardayda, iyo marti sharaf kale.

——Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online