Raisulwasaaraha DFS Rooble oo ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Cabdi Naasir Xaaji
(February 22, 2022)
Muqdisho:-Waxaan murugada la qeybsanayaa una tacsiyeynayaa ehelada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Sheikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qarax argagixisadu kula beegsadeen Kismaayo
Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Shible oo ka tacsiyeey Geerida Sh Cabdinasir Xaji Axmed
(February 22, 2022)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Shible oo ka mida Culumada ugu waaweyn dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay tacsi u dreen dhamaan ehelada iyo culumada Soomaaliyeed Geerida Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axm
Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan Boosaaso oo tacsiyeeyey Geerida Sh.C/naasir Xaaji Axmed
(February 22, 2022)
Boosaaso:-Culimada soomaaliyeed gaar ahaan culimada ku sugan Magaalada Bosaaso ayaa ka tacsiyeeyey Geerida ku timid Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo maanta ay kooxda Al Shabaab ee lunsan ay ku dileen magaa
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeye geerida Sheekh Cabdi Naasir oo ay dileen Al Shabaab
(February 22, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Sh Abdinaasir Xaji Axmed.
(February 22, 2022)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Shi
Al Shabaab oo Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed ku dilay magaalada Kismaayo
(February 22, 2022)
Kismaayo:-Kooxda Lunsan ee ku caan baxday in ay daadiso Dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah iyo Culumadooda ayaa maanta Duhurkii waxay magaalada Kismaayo ku dileen Sheekh Cabdi Naasir Xaji Ax
Madaxweynaha dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso[Video]
(February 21, 2022)
Boosaas:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso. Madaxweynaha ayaa Bulshada reer
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XHGQ) oo sheegay in ay dib u eegis ku samaynayaan heshiiska uu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS
(February 20, 2022)
Muqdisho:-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XHGQ) waxaa uu dib-u-eegis ku sameeyay hannaanka iyo habraacyada loo maray heshiiska la shaaciyay inuu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macda
Madaxweynaha dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Carmo ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(February 20, 2022)
Carmo: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Carmo ee Gobolka Bari. Wafdiga Madaxwe
Madaxweynaha Dowladda Puntlandoo lagu soo dhaweeyey degmada waaciya ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(February 20, 2022)
Waaciye:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar. Madaxweynaha oo fagaa

« Previous PageNext Page »