Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha ciidamada amniga ee Puntland.[Video]

March 7, 2022 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyay Ciidamada Puntland sida ay marwalbo heegan ugu yihiin ka shaqeynta Amniga, Guulaha laga gaaray Argagixisada iyo adkaynta Amniga Gudaha iyo dibadda Puntland xilli uu dalku ku jiro marxalad Doorasho.
Dhismaha Ciidamada iyo tayeyntoodu waxay ka mid aheyd ballan qaadyadii Madaxweynaha waana lagu guuleystay, Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidamada in ay sii laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan sugida amniga .

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online