Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo soo dhaweeyey Musharaxnimada Madaxweyne Deni ee xilka Madaxweynaha Soomaaliya

March 21, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa soo dhaweeyey Murrashaxnnimada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Madaxweyne Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. “Waan soo dhoweynayaa ku dhawaaqida musharaxnimada Madaxweyne Deni ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya” dhambaal qoraal ayuu sidan ku sheegay Madaxweyne ku xigeenku.

Si midaysan in qaddiyaddan lagu tageerana wuu booriyey wuxuuna yiri-“Mudanayaasha Baarlamaanka ee Puntland ku metelaya BJFS, Masuuliyiinta dowladda iyo Shacabka Puntland-ba waxaan ka codsanayaa inaynu garab istaagno amba bixiisa si aynu uwada guulaysano”.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa laba maalmood ka hor Garoowe kaga dhawaaqay inuu u sharraxan yahay xafiiska ugu sarreeya Dalka ee Madaxweynennimada DFS.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online