Raisulwasaaraha DFS oo kulan la qaatay Danjire Fransisco Madiera

March 24, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu la kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera waxaana laba Masuul ay ka wada hadleen kaalinta AMISOM ee amniga doorashooyinka iyo guud ahaan dalka, kadib markii weerar ay kooxda Maafiyada ku qaadeen meel u dhow xerada Xalane iyo qaraxyadii ay ku xasuuqeen Muslimiinta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Raisulwasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku tilmaamay weerarada kooxda Maafiyada ee caadeystay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah in u jeedadoodu tahay carqaladeynayeen doorashada dalka iyo in la helo dowlad sharci ah .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online