Raisulwasaaraha DFS oo la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT

March 31, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BFS, oo uu kala hadlay qorshaha shahaaddo siinta iyo dhaarinta xildhibaannada labada aqal si waafaqsan jadwalkii guddiga FEIT horay u soo saaray.

Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa lafilayaa in 14 Bisha Abriil ay soo gaba gabeeyaan dhaarinta xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaa.

—-Dhamaad–

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online