Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilalkii ka qaaday xubno ka tirsan FEIT soona saaray awaamir ku saabsan doorashooyinka
(April 4, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada Aqal e
Kusimaha Madaxweynah Puntland Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Mrs Kirsten Young
(April 4, 2022)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Kooxda Ilaalinta Xuquuqul Iinsaanka
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo wili bixinaya Shahaadada Xildhibaanimo
(April 4, 2022)
Xildhibaanada qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 02 April-04 April, 2022. 1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038 2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026 3. Mohamed