Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka FIET oowada bixinta Shahaadada Xildhibaanimo
(April 5, 2022)
Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Hoos ka akhriso magacyadooda: 1. Ab
Beesha caalamka oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashada Soomaaliya
(April 5, 2022)
Muqdisho:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay da
Ku-simaha Madaxweynaha oo ka qeyb galay Janasada Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare
(April 5, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Saaladda Janaasada ku tukaday maydka Alle Ha’unaxariistee Garaad Maxamuu
Koonfur Galbeed oo joojisay wadashaqeynta Raisulwasaare Rooble.
(April 5, 2022)
Baydhabo:-Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka ahaa ee ay d
Mowqifka Galmudug khilaafka guddiga FEIT
(April 5, 2022)
Gaalkacyo:-Dowladda Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel gebogabo ah. Dowladda Galmudug waxay ka xuntahay doorasho