Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Arrimaha Afrika Mu’asasada Boqor Salmaan.[Masawiro]
(April 6, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Maareeyaha Arrimaha
Dowladda Soomaaliya oo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku amartay in dalka uga baxo 48 saac gudahood
(April 6, 2022)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaq
Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo dooratay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen
(April 6, 2022)
Ufeyn:-Waxaa maanta lagu qabtay Degmada Ufeyn ee gobolk Bari doorashadii golaha degaanka ee sanadkii hore ururada Siyaasaddu ku tartameen waxaana wareegii koowaad la doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye
Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (FEIT)
(April 6, 2022)
Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (FEIT) ee Kuraasta la hakiyey: Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal waxaa uu go’aamiyey in dib loogu noqdo doorashada dhammaa