DFS oo Wakiilkii hore ee Midowga Afrika Francisco Madeira kala laabtay waraaqaha deganaashaha
(April 9, 2022)
Muqdisho Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu xusay in waraaqaha deganaanshaha ay kala laabatay Wakiilkii hore ee Midowga Afrika Francisco
Midowga Africa oo ka horyimid go’aankii uu Rooble ku eryay Danjire Madeira
(April 9, 2022)
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa Moussa Faki Mahamat ayaa qoraal lagu shaaciyay Twitter-ka rasmiga ah ee Midowga Africa waxa uu walaac kaga muujiyay go’aankii uu dhowaan Xafiiska Ra’iisul Wasaa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo habka fogaan arag shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta
(April 9, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka dalka oo h
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo shaaciyey Liiska tirsada Xildhibaanada guud ee qaatay shahaadada Baarlamaanka 11aad
(April 9, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey Liiska Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya: 1. Abdisalam Haji