Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo goob joog ka noqday dhaarinta xubno ka mid ah Golaha Wasiirada
(April 10, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyn ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta goob joog ka noqday dhaarinta xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo xubin k
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo aqalka madaxtooyada ku marti qaaday Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland.[Video/Masawiro]
(April 10, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland ee deegaan doorashadoodu tahay Mag
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka FEIT dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ay dhici doonto 14-ka bishan April.[Video]
(April 10, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf ayaa sheegay in dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay dhici doonto 14-ka bishan
ATMIS oo xayiraad ku soo rogtay xerada Xalane [Dhagayso]
(April 10, 2022)
MUQDISHO - Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa maanta xayiraad ku soo rogay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Warqad uu taliska ATMIS u diray safaaradaha, hay’adaha UN-ka