Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka 11 oo beri la dhaarin doono
(April 13, 2022)
Muqdisho:-Waxaa maalinta beri ah la dhaarin doonaa Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadooda Aqal waxaan lagu wargeliye in ay soo qaataan aqoonsigooda ayna yimaadaan Akadamiya
Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET)oo fasaxay 2 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.[Video]
(April 13, 2022)
Baydhabo:-Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET) ayaa Fasaxay Kuraasta Kala ah Hop-103 iyo Hop-204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale guddiga ay sheegeen in lagu celin