Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer ee Jubbaland oo shaaciyey jadwalka doorashada 16-ka kursi oo lagu qabanayo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
(April 14, 2022)
Kismaayo:-Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) oo tixraacaya warqadda sumadeedu tahay GHDHF/56/2022 kana soo baxday guddiga hirgalinta doorashooyinka d
Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb.[Masawiro]
(April 14, 2022)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb, kadib safar shaqo oo maalmihii tagay uu ku jo
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo soo dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.
(April 14, 2022)
MUqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka Gedo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada wuxuu bogaadiye
Madaxweynaha dowladda Jubaland oo soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka ee deegaan doorashada labaad ee Jubaland.
(April 14, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada lab
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.[Masawiro/Video]
(April 14, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amn
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyeeyay dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka labada Aqal.
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ugu hambalyeeyay gudashada Dhaarta D
Madaxweynaha Jubaland oo soo dhaweeyey go’aanka guddiga doorashooyinka FEIT
(April 14, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada lab
Guddiga Doorashada oo sheegay in doorashadii Garbahaarey loo wareejiyey Ceelwaaq.
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray maanta ku sheegay inuu go’aan ku gaaray in doorashadii 16-ka kursi ee magaalada Garbahaarey loo wareejiy
Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2022.[Video]
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dhaarinaya xildhibaanada labada gole ee Barlamaanka 11aad ee JFS oo munaasabadda dhaarintooda ay hada ka socoto maga
Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo dhamaantood qaatay Shahaadada Xildhibaanimo
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Liiska Xildhibaanada Shahaadada qaatay ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa xusid mudan Xubnaha Baarlamaanka Labada Gole ee Koonfur Galbeed ay dhammaatooda qaateen Sha