Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddoomiyeyaasha ku meel gaarka ah ee labada Aqal
(April 16, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaa
Guddoomiyaha KMG ee Golaha shacabka oo magacaabay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka
(April 16, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka. Guddiga ayaa ka kooban 10