Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Abwaan Beddel Jaamac Xirsi
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday
Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo shaaciyey jadwalka doorashada Aqalka sare
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonk
Jadwalka Doorashada Gudoonka Golaha shacabka BFS oo la shaaciyey
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin mushari
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan Afur iyo is-xog wareysi isugu jira Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.[Masawiro]
(April 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan Afur iyo is-xogwareysi isugu jira Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Kula
Ra’iisul XFS oo cambaareeyey falkii lagu weeraray xarunta Golaha shacabka
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu cambaaraynayaa falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah. Isku dayga Maanta
Madaxweynaha Puntland oo dhaggax dhigay dhismaha xarunta cusub Golaha Wakiillada Puntland.
(April 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha xarunta cusub Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Mada
Madaxweynaha Puntland xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Qorsheynta,
(April 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.
Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo jadwalka doorshada Shaaciyey
(April 18, 2022)
Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka