Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.
(April 19, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 19-ka April 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Haylaan. Madaxwe
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Muqdisho.
(April 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo kusoo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana gegida diyuuradaha ee Aadan Ca
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Maareeyaha dekadda Garacad
(April 19, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 19ka April 2022, kuna saabsan magacaabid Mareeyaha Dekadda Garacad. Madaxweynah
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho.[Video]
(April 19, 2022)
Muqdisho :- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.Wafdiga Madaxweynaha waxaa kusoo dhoweeyay Muqdisho Masuul