Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga Jubaland oo gaaray magaalada Ceelwaaq.[Masawiro]
(April 21, 2022)
Kismaayo:-Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo ah deegaan doorashada labaad ee Jubbaland waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga Jubbaland Mudane Yusuf Cismaan Cusmaan Dhuumaal.
Wa-Saxaafadeed Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur.
(April 21, 2022)
Gaalkacyo:-Waxaan ka xumahay waxii Caawa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, Waxaan alle naxariistii jano uga baryayaa askarigii ku geeriyooday Falkaasi sidoo kale Waxaan Caafimaad taama urajaynayaa iyo i
Xeer-Ilaaliyaha Guud ee DFS Dr. Suleymaan Maxamed oo u Wasiirka Batroolka DFS
(April 21, 2022)
Muqdisho:-Xeer-Ilaaliyaha Guud ee DFS Dr. Suleymaan Maxamed ayaa u yeeray Wasiirka Batroolka DFS si wax looga weydiiyo heshiis sharci darro ah oo uu la galay shirkada shisheeye ah. Gaar ahaan kuwa Ba
Ku Simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(April 21, 2022)
Garoowe:-Ku Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada, oo todobaadkan looga hadlay Amniga guud,