Madaxweynaha Jubaland oo marti qaaday Guddiyada doorashooyinka ee heer Federaal iyo heer Jubaland.[Masawiro]
(April 25, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday Guddiyada doorashooyinka ee heer Federaal iyo heer Jubaland ee dhawaan soo gaba gabe
Madaxweynaha Jubaland oo cambaareeyey weerarkii lagu qaaday Gudoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka
(April 25, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qorshayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday uu ku carqaladaynayo doorashooyinka dalka oo ay u danbay
Madaxweynaha Dowladda Puntland ‘Dhaqan gal’ ma ahan wareegto kasta oo ka soo baxda Axmed Karaash
(April 25, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni “Anigoo ah Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda iga saaran illaalinta sareynta sha
Raisulwasaare Rooble oo si adag uga hadlay shaqaaqo ka dhacday dhaarintii xildhibaannada Ceelwaaq
(April 25, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku dayada is daba joogga ah ee lagu carqaladeynayo habsami u socodka doorashooyinka,
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska Afrika
(April 25, 2022)
Geneva:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska Afrika iyo Badda Cas Danjire Philip Parham, ka hor s
Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceel-waaq oo la dhaariyay.[Masawiro]
(April 25, 2022)
Muqdisho:-Waxaan maanta la dhaariyey 16-kii Xildhibaan ee laga soo doortay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Jubbaland. Waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KM ee Golaha Shacabka Mudane Amb. Cab
Ku simaha Madaxweynaha Puntland oo magacabay Agaasimayaal.
(April 25, 2022)
Ku simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa maanta magacaabay Agaasimayaal kala duwan oo ka howlgala wasaaradaha Puntland waxaana uu u qornaa magaacista sidan . Kusimaha Madaxweynah
Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudoomiyaha gobalka Mudug.
(April 25, 2022)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug. Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa soo s