Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida aliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariiste Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Jaamac Maxamed Qaa
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeye geerida Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha
Madaxweyne Farmaajo Howlgalka ATMIS wuxuu ku shaqeynayaa Habraaca Amniga Doorashooyinka .
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo qabo dhamm
R/W Rooble oo faray ATMIS inay la wareegaan amniga teendhada Afisiyoone
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Anigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo hambalyo u diray Guddoonka cusub ee loo doortay Aqalka Sare ee Soomaaliya.
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee loo doortay Aqalka Sare ee Soomaaliya. “Waxaan u hambalyeeynaya Guddoonka cusub ee
Madaxweynaha DFS oo hambalyeeyey Gudoonka Cusub ee Aqalka Sare.
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dib loogu doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Aqa
Gudoomiye iyo Gudoon ku xigeenka Aqalka sare oo la doortay
(April 26, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyihii hore ee golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa mar kale ku guuleystay xilka guddoomiyaha golaha, doorashada oo hadda ka socota Afisyooni, ayuu wareegii