Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS.[Masawiro]
(April 29, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo guddoomiyihii KMG
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray Boosaaso
(April 29, 2022)
Kusimaha madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhawee