Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray Boosaaso

April 29, 2022 - Written by Editor

Kusimaha madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.
Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhaweeyey magaalada Boosaaso Gudoomiyaha gobalka,duqada Degmada,Saraakiisha amniga iyo dadweyne faro badan.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online