Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u hambalyeeyey gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka JFS
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS. "Waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Sha
Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacab
Madaxwaynaha Jubbaland oo u hambalyeeyey gudoomiyaha cusubbee Golaha Shacabka JFS
(April 27, 2022)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad ee JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo u hambalyeeyey gudoomiyaha cusubbee Golaha Shacabka JFS.[Video]
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Golaha Shacabka JFS, Mudane Shiikh Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe).
Sh. Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ku guulaystay Gudoomiya golaha shacabka
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu ku guulaystay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uuna hellay 163 cod halka Xas
TOOS: Doorashada gudoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.[Video]
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Xildhibaanada golaha shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay goordhow loo qeybiyay ajandaha kulanka, ajandaha kulanka ayaana ah dhaarinta xildhibaano iyo doorashada gudoonka
Wareysi: Wasiirka Amniga oo faah-faahin ka bixiyay ‘shaqo ka-joojinta’taliyaha Booliska.[Dhagayso]
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay shaqo-joojin oo xalay saqdii dhexe ku sameeyay taliyaha booliska Soomaaliyeed Gaashaanle S
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay kulan looga hadlayo amniga guud iyo kan Doorashada dalka .
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayo amniga guud ee dalka iyo kan Doorashada oo ka dhacay xarunta saldhiga Booliska ee AirPor
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo ku sugan Hoolka doorashada ee Afisyooni.[Video]
(April 27, 2022)
Muqdisho:- Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo warbaahinta kula hadlay Teendhada Afisyooni ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ka dalbaday
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(April 27, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva uga qeyb galay shir looga hadlayay xaaladda abaaraha ba’an ee dalka k

« Previous PageNext Page »