Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya

May 29, 2022 - Written by Editor

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Mudan Fei Shengchao.Danjiraha oo guddoomiyaha soo gaarsiiyay salaan iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashadiisa oo uu ka waday Baarlamaanka Dowladda Shiinaha ayay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada Dal iyo kor u qaadista doorka wada shaqayn ee Baarlamaannada labada Dal.


A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online