Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJF oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Jubaland
May 7, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaa uu maanta hoyga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan.
Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada dalka uu marayo iyo arrimaha doorashada madaxweynaha. Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulanka kaddib u hambaleeyay Guddoonka BJFS, isaga oo Eebbe uga baryay in xilka loo doortay uu ku asturo.
—DHAMAAD—–
Leave a Reply
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|