Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka heer Federaal ( FEIT)

May 1, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka heer Federaal ( FEIT) mudane Muuse Geelle Yuusuf.

Kulanka oo warbixin looga dhageysay Guddoomiye Muuse Geelle ayaa ka warbxiyay halka ay mareeyso shaqooyinkii ay soo qabteen ee la xiriira arrimaha doorashada dalka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online