Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo dib ugu laabtay Garoowe.[Masawiro/Video]

May 21, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo oo mudooyinkii dambe safar shaqo ku joogay Caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa galabta siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe.

Socdaalka Guddoomiyaha Baarlamanka waxaa ku wehliya Wasiiro ka tirsan Xukuummada DPL, Xildhibaanno iyo saraakiil kale.
Garoonka Diyaaraha ee Maxamed Abshir waxaa weftiga Guddoomiyaha kusoo dhaweeyey Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada, Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xildhibaanno, Wasiirro, Maamulka Gobolka Nugaal iyo qaybaha bulshada.

Weftiga Guddoomiyaha ayaa soo dhaweyn kadib loo galbiyey hoolka VIP-da ee Garoonka Diyaaradaha, halkaas oo faah-faahin laga siiyey xaalada Dalka, iyagoona ka mahadceliyey soo dhaweynta loo sameeyey.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online