Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare oo furay kulankii guddiga isku dhafka ah ee doorashada madaxweynaha

May 5, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa furay kulankii ugu horreeyay Guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya Doorashada Madaxwaynaha JFS oo maanta iska dhex dooranaya Guddoomiyaha Guddigaas.

Sidoo kale waxaa kulanka goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow iyo labada Xoghaye ee Baarlamaanka.

Murashaxiinta Xilka Guddoomiyaha.

1.Xildhibaan Maxamed Axmed Beereey
2.Senator Cabdiqani Geele Maxamed.
3.Senator Cabdi Ismaaciil Samatar.
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka.
1.Senator Ibraahim Owgaab Cismaan
2.Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed
3. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimoow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,549 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>