Jamaacada Al-Ictisaam oo Dardaaran iyo Duco u dirtay madaxwayne Hassan Sheekh Maxamuud

May 18, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa dhowaan soo gaaray halgan.net nuqulka bayaan tahniyad iyo isugu jira talo siin oo ay Jamaacada Al-Ictisaam bil bitaabi wassunnah u dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud.
Jamaacada Altisaam waxay Madaxweynaha ugu naseexeysay Alle ka cabsi Kitaabka Alle iyo sunnada nabiga s.c.w. iyo in danta guud ee dalka uu ka hor mariyo danaha gaarka ah.

Jamaacada Al Ictisaam ayaa sidoo kale madaxweynaha ugu naseexeysay in uu u doorto xukuumadda la filayo in uu dhiso gole xukuumadeed oo lagu xulay amaano iyo karti sida ku xusan Qur’aanka kariimka ah إن خير من استأجرت القوي الأمين).

Halgan.net
Muqdisho

Comments are closed.

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online