Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka BJFS.[Masawiro]

May 8, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa salaan iyo Hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka BJFS Mudane Sheikh Aadan nuur Maxamed (Aadan Madoobe) oo dhawaan ku guulaystay xilka Gudoomiyaha golaha shacabka.

Madaxweynaha ayaa Gudoomiyaha ugu hambalyeeyay xilka Cusub ee loo doortay isagoo la wadaagay Sida shacabka Jubaland iyo Bulshada Soomaaliyeedba ay ugu riyaaqeen doorashadiisa.

Dhinaca kale waxaa Madaxweynahu uu Gudoomiyaha uga mahad celiyay go’aanka lagu fasaxay Xildhibaanada deegaan doorashada labaad ee Jubaland si dadka gobolka gedo ayna uga harin doorashooyinka guud ee dalka.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,540 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>