Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne Ku-xigeenka JL oo la kulmay Xildhibaanada 2-da Aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland iyo Puntland

May 6, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo muddooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Musharax Madaxweyne Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Kulankan waxaa sidoo kale ka qayb galay Xildhibaanada labada Aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland iyo Puntland.

Masuuliyiinta ayaa iska xog-wareystay xaaladda dalka iyo dhameystirka arrimaha doorashada.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,513 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>