Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kala diray Guddiyadii doorashooyinka dadban
May 29, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyadii doorashada dadban,isagoo uga mahadceliyay sidii wanaagsanayd ee ay u guteen Waajibaadkoodii.
[ngg src=”galleries” ids=”4041″ display=”basic_thumbnail”]A/cawaale
Halgan.net

.gif)

